Daawo Sawirada: Siyaasiyiin Dowlada Mucaarad ku ah oo la kulmay Hey’adda Culimada Soomaaliyeed

Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Dowlada Soomaaliya mucaarad ku ah ayaa kulan shalay magaalada Muqdisho kula qaatay Xubno kamid ah Hey’adda Culimada Soomaaliyeed oo lagu tiriyo in Dowlda taageero u yihiin. Kulankan waxaa soo qaban qaabiyay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsasame waxaana goob joog ka ahaa Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya uu kamid ahaa Xildhibaan Faarax Sheekh C/Qaadir. Culimada kulanka … Continue reading Daawo Sawirada: Siyaasiyiin Dowlada Mucaarad ku ah oo la kulmay Hey’adda Culimada Soomaaliyeed